Sunday, July 13, 2025

Maxamed Mursal Sheekh: “Ma ogolaan doono inuu Dastuurku sidaan ku socdo.” [Daawo War culus]

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa si kulul u weerarray qaabka ay Wasaaradda Dastuurka u wado arrimaha dib u eegista Dastuurka, isagoo sheegay inuusan ogolaan doonin qaabka uu ku socdo Dastuurka.

Isagoo hadal ka jeediyey kulan Guddiga Joogtada uu la yeeshay Masuuliyiin ka socday Wasaarada Dastuurka oo uu hogaaminayay Wasiir-kuxigeenka Wasaaradda Dastuurka Xuseen Cabdi Cilmi ayuu sheegay in ururro caalami iyo Guddiyo kala duwan ku howlan yihiin Dastuurka haddana  waxqabadkii uu noqday Af-soomaali laga saxay Cutub iyo dib eegis qabyo ah, wuxuuna rajo xumo weyn ka muujiyey in dastuurka lagu dhameyn karo sanadka 2019-ka.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON