Wednesday, June 25, 2025

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Culus ku riday Filim-qaadihii Kooxda Daacish [Daawo]

Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun ku riday Filim-qaadihii kooxda Daacish ee maxkamadeyntiisu ka socotay magaalada Muqdisho.

Ninkan oo laga soo qabtay agagaarka degmada Afgooye ayaa lagu magacaabaa Jaamac Xuseen Xasan, wuxuuna qirtay inuu ahaa Filimqaadihii Kooxda Daacish, una qaabilsanaa  Farsameynta Qaraxyada iyo Qarxintooda Goballada Shabeelaha-Hoose iyo Benaadir.

Xukunta lagu riday waxaa Warbaahinta u akhriyay guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida G/sare Xasan Cali Nuur Shuute oo sheegay in xabsi daa’in (Madaxaa haku furto) lagu xukumay eedeysanaha oo uu ku caddaaday denbigii loo heystay.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON