Wednesday, August 6, 2025

Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir oo dib u furtay kiiskii C/raxmmaan C/shakuur & Dacwad loogu yeeray [Akhriso]

Maxkamadda Rafcaanka G/banaadir  ayaa dib u soo nooleysay dacwadii siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame.

Qoraal kasoo baxay maxkamadda rafcaanka G/Banaadir ayaa lagu mudeeyay inuu hor yimaado maalinta berri ah. kadib markii uu Xafiiska Xeer Ilaalinta ayaa ka hor-yimid go’aanka Maxkamadda Gobolka banaadir ay ku sii deysay.

Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaan Gobolka Banaadir ayaa soo saaray warqad qoraal ah oo uu u diray Qareenada u dooday Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, kuna wargeliyay in 27 bisha December oo ku beegan maalinta berri bilaaban doonto dhageysiga dacwada loo heysto.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON