Wednesday, June 25, 2025

Maxkamadda Sare ee Dowladda Federaalka oo Dacwad ku soo oogtay Axmed Ducaale Xaaf [Akhriso]

Maxkamadda Sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa u yeertay Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo ku xigeenkiisa kadib markii dacwad laga gudbiyay.

Dacwadda lagu furay Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Xareed Cali Xareed ayaa Maxkamadda sare ee dalka qoraal kasoo baxay loogu yeeray inay Arbacadda Berri ee  25-ka October ay kao qeyb galaan dhageysiga dacwada laga gudbiyay oo ka dhaceysa xarunta Maxkamadda ee Muqdisho0.

Qoraalka  Maxkamadda ayaa labada mas’uul  looga dalbaday inay soo xaadiraan dacwadda ka dhanka ah oo  ka gudbiyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir oo la sheegay inuu xabsi guri ku jiro.

Madaxweyne Xaaf oo la gaarsiiyay dacwaddan ayaa ku dooday inay Maxkmadda Sare qaadi karin Dacwad maamul quseysa, taasoo ay ku gacan seyrtay maxkamdda sare, waxaana hadda muuqata in khilaafkii siyaasadeed ee Galmudug u xuubsiibtay mid sharci ah.

HOOS KA AKHRISO QORAALLADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON