Friday, June 27, 2025

Maxkamadda Sare ee Galmudug oo xilalkii ka qaaday Saddexda Mas’uul ee ugu sareeya Galmudug [Akhriso/Dhageyso]

Maxkamadda sare ee Galmudug ayaa ayiday oo xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxda ugu sareysa Maamul Goboleedka Galmudug.

Maxkamadda ayaa soo saartay go’aankan oo lama filaan ahaa ayaa dhammaan lagu sharciyeeyay xil ka qaadistii lagu sameeyay madaxda kala ah: –

1- Madaxweynaha: Axmed Ducaale Geelle (Xaaf)

2-  Madaxweyne ku xigeenka: Maxamed Xaashi Carrabey

3 –  iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Cali Gacal Casir.

Maxkamadda Sare ayaa waxay kaloo sheegtay in guddoomiye inuu xilka madaxweynaha sii heyn doono guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Maxamed Axmed Maalin inta lag doonayo Madaxweyne cusub.

DHAGEYSO GO’AANKA MAXKAMADDA

AKHRISO GO’AANKA MAXKAMADDA SARE

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON