Sunday, July 13, 2025

Maxkmadda Cadaaladda ICJ oo Qoraal ka soo saartay Diidmada Kenya ee Dacwadda Badda [Akhriso]

Maxkmadda caalamiga hee cadaaladda ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay diidmada Kenya ay diiday in dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya ee dhinaca Badda ay qaado Maxkamadaasi.

Maxkamadda ayaa qoraalkeeda ku sheegtay xiliga ay ay go;aankeeda ku aadan diidmada Kenya shaacin doonto fadhi ka dhici doona xarunta Maxkamadaasi ee magaalada Hague dalka Holland.

QORAALKA MAXKAMADDA ICJ HOOS KA AKHRISO

QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN HALKAN KA AKHRISO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON