Tag: ICJ

Amiirka Alshabab oo Farriin Cod ah oo siyaasadeed soo saaray “Baddeena gorgortan kama...

Amiirka guud ee Xarakada Al-Shabaab Sheekh Axmed Cumar (Abuu Cubeyda) oo aan inta badan la maqlin ayaa soo saaray farriin cod...

Maxkamadda ICJ oo faahfaahin cusub kasoo saartay dacwadda Badda ee Somalia & Kenya

Maxkamadda Caalamiga Adduunka ee ICJ ayaa Faahfaahin dheeraad ah kasoo saartay dhageysiga kiiska dacwada Badda ee Soomaaliya iyo Kenya iyo habka loo...

Midowga Afrika oo la saftay Dowladda Kenya, soona farageliyey Kiiska Dacwada Badda [Akhriso War-saxaafadeed]

Midowga Afrika ayaa markii ugu horeysay soo faragelisay Kiiska Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya, kadib markii ay dacwad u qortay dalka...

Maxkamadda Cadaaladda ICJ oo War rasmi ah kasoo saartay Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia...

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa goor dhoweyd war rasmi ah kasoo saartay Dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia iyo Kenya...

Maxkamadda ICJ oo dib u dhigtay Dacwadii Badda Somalia & Kenya [Codsigii Kenya oo...

War goor dhoweyd kasoo baxay Maxkmadda Caalamiga ah ee Cadaaladda Adduunka ICJ) ayaa lagu go'aamiyey in dib loo dhigo dhageysiga Kiiska Dacwadda...

Xeer ilaaliyaha Somalia oo shaaciyey in Dowladda Kenya Qarka u saaran tahay inay ka...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Dahir ayaa shaaciyey in Dowladda Kenya ay qarka u saaran tahay inay isaga baxdo...

Dowladda Somalia oo Jawaab Rasmi ah ka bixisay Dalabkii Kenya ee dib u dhigista...

Dowladda Somalia ayaa jawaab rasmi ah ka bixisay dalabka Kenya u gudbisay Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ, kadib markii galabta uu qoraal kasoo...

Midowga Afrika oo kulan ka yeeshay Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia & Kenya [Dowladda...

Golaha Amniga iyo Nabadda Afrika ayaa kulan ka yeeshay Arrinta Xuduudka Badda Somalia ee Kenya ay muranka gelisay, kadib markii...
Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Kenya Kihara Kariuki

Kenya oo Maxkamadda ICJ ka Dalbatay in dib loo dhigo dhageysiga Dacwadda Badda ee...

Dowladda Kenya ayaa dalab cusub u dirtay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaalladda ICJ, iyadoo ka codsatay in dib loogu dhigo dhageysiga Dacwadda...

AKHRISO: Magacyada & Dalalka ay kasoo jeedaan 15-ka Garsoore ee Maxkamadda Caalamiga ah ee...

Iyadoo ay 9-ka bishan Septembar mar kale Maxkamadda Cadaaladda Dunida ee ICJ ka bilaabaneyso Dacwadda Xuduudka Badda ee Somalia iyo Kenya...

WAR CUSUB: Kenyan oo Dacwad ku soo oogtay Guddoomiyaha Maxkamadda ICJ C/qawi Axmed ...

Kenya oo dhinacyo badan olole ka wada si ay saameyn ugu yeelato Kiiska Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya oo 9-ka bishan...

Sidee Somalia ugu diyaar garowday kiiska Dacwada Badda ee furmaya? [Akhriso Qareennada metelaya]

Bishan September 9keeda, dalkeenna Soomaaliya waxaa uu dood iyo difaac la hortagi-doonaa maxkamadda cadliga adduunka ee dalka Holland. Qareennada u doodaya Soomaaliya...

Maxkamadda ICJ oo ku dhawaaqday xilliga la qabanayo dhageysiga Dacwadda Badda ee Somalia &...

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ( The International Court of Justice -ICJ) ayaa ku dhawaaqday xilliga la qabanayo dhageysiga dacwadda...

Maxkamadda ICJ oo diiday Codsi uga yimid Imaaraadka oo ku saabsan Dacwad ay ku...

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa ku gacan seyrtay oo diiday codsi uga yimid dalka Imaaraadka Carabta oo ku saabsan dacwad...

Kenya and Somalia must look beyond ICJ’s upcoming verdict.

By ABDIWAHAB SHEIKH ABDISAMAD ABDIWAHAB ABDISAMAD The Kenya government’s recent decision to deny entry visas...

Rashiid Cabdi: “Dowladda Somalia waxay kusoo baraarugtay Roobow oo noqon raba Madaxweynaha K/Galbeed”

Khabiir ka tirsan Hay'adaha Xasardaha Adduunka ee ICJ aya sheegay in dowladda Soomaaliya ay ku soo baraarugtay iyadoo Mukhtar Roobow inuu ugu sareeyo musharaxiinta...

Maxkamadda Cadaaladda ee ICJ oo Iiraan u xukuntay Dacwad ay ku soo oogtay Mareykanka

Maxkamadda caalamiga ee caddaaladda ayaa amar ku siisay Mareykanka inuu ka dabciyo Iiraan cunaqabataynta cusub uu kusoo roggay dalkaasi, kaddib markii uu ka baxay...

Maxkamadda Cadaallada ee ICJ oo taageertay Dacwadii dowladda Qatar ka gudbisay Imaaraadka

Maxkamadda Cadaallada Adduunka ee ICJ ayaa go'aan ka gaartay  goor dhoweyd Dacwadii ay dowladda Qatar u gudbisay Maxkamadda ee ka dhanka ahayd dowladda Imaaraadka...

Imaaraadka oo maanta Maxkamadda Adduunka loo soo taagayo Dacwad ay ka gudbisay Dowladda Qatar...

Maxkamadda Calaamiga ah ee Cadaaladda ICJ ayaa maanta  dhageysaneysa dacwad ka dhan ah Imaaraadka Carabta oo ay ka gudbisay dowladda Qatar, iyadoo wakiilo ka...

Soomaaliya oo Makamadda ICJ u gudbisay Jawaabta Dacwadda Muranka Badda ee Somalia & Kenya...

Dowladda Soomaaliya ayaa maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee Hague u gudbisay jawaabta dacwadii muranka Xuduudka Badda ee kala dhaxeysa Kenya. Ergo uu hoggaaminayo Xeer Ilaaliyaha Guud...
error: Content is protected !!