Wednesday, July 2, 2025

Akhriso: Go’aanka Maxkamadda ICJ kasoo saartay Kiiska Dacwadda Badda ee Somalia iyo Kenya

Maxkamadda Cadaaladda ICJ ayaa soo saartay go’aan ay ka qaadatay dacwadda kiiska Badda ee Soomaaliya, kadib marii ay Kenya diiday inay ka qeyb gasho.

Qoraalka Makxamadda ayaa lagu sheegay inay Berri oo Khamiis ah 18-ka Marso 2021 ay maxkamaddu dhageysan doonto dhinaca Soomaaliya, laguna soo gabagabeyn doono Dacwadii dhageysiga ahayd.

“Qoraal 16-kii Maarso 2021 ka yimid dowladda Kenya waxay ku xaqiijisay go’aankeedii ahaa inaysan ka qeyb galeynin dhageysiga dacwadda;. Soomaaliya ayaa soo jeedin doonta doodeeda kama danbeysata ah Khamiista 18-ka Maarso 2021, 3 p.m.” ayaa lagu yiri qoraalka Maxkamadda oo ku adkeysatay inays ii wadi doonto dacwadda.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON