Tuesday, June 24, 2025

Meydadka dad la gowracay oo laga helay duleedka Magaalada Beledweyne

Wararka laga helayo imaanaya degaanka Xajuub oo Duleedka ka ah Magaalada Baledweyne ee  Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka dadka degaankaasi  ay ku soo tooseen meydadka labo nin oo la gowracay, lana soo dhigay degaankaasi.

Meydadka Labadaasi ruux oo aan la aqoonsan, ayaa argagax geliyay dadka, waxaana falalkaasi laga cabsi qabaa inay ka dambeysay kooxda Alshabaab.

Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Saraakiisha Ciidamada AMISOM oo garay degaankaasi  iyagoo baaritaan ka bilaabay si loo aqoonsadao ragga la dilay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON