Thursday, June 26, 2025

Meydadka Dhalinyarro la laayey ah oo lasoo dhigay Degaan ka tirsan degmada Balcad

Wararka laga helayo degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in degaanka Gololeey ee hoostaga degmada Balcad in Meydadka 8 Ruux oo dhalinyaro ahaa halkaasi lasoo dhigay.

Dadkan dhalinyarada u badan ayaa la sheegay in hore loo qafaashay shalay, waxayna ka mid ahaayeen intooda badan Shaqaalaha Xarunta MCH-ka ee degaanka Gololeey, iyadoo aan la ogeyn sababta loo laayey ee dilkoodaka dambeysay.

Ragga la diay ee meydadkooda la soo dhigay degaanka Gololeey waxaa ka mida sida dadka deganka sheegeen C/risaaq C/llaahi Qobleey iyo Cumar Xuuti Filfil oo si weyn loo yiqiin degaankaasi.

Waa falkii ugu naxdinta badnaa ee mar qura xasuuq loo geysto dad intaas la eg dhowaanahan, iyadoo lagu eedeynayo inay falkan ka danbeeyeen cidamada dowadda Soomaaliya ee ka howlgala Hirshabeelle, iyadoo aanay kala caddeyn xaqiiqada.

LA SOCO FAAHFAAHINTA..

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON