Sunday, July 6, 2025

Meydka wiilkii Soomaaliga ee lagu dilay Minnesota oo lagu wareejiyay Qoyskiisa

Booliska Gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa xalay ku wareejiyey qoyska dhalay Daahir Axmed Aadan oo ah wiil Soomaali/Mareykan ah oo toorreey ku weeraray dad ka dukaameysaneyey suuqa magaalada St Cloud ee gobolka Minnesota.

Wali waxaa socda baaritaano ay wadaan booliska oo ay ku hubinayaan inuu xiriir la lahaa argagixiso caalami ah iyo in kale.

Dahir ayaa Sabtidi ku dhaawacay suuqa magaalada St. Cloud ee gobolka Minnisota 11 ruux, kadib marki uu tooreey ku weeraray, ka hor inta uusan toogan askari ka tirsan booliska.

Sii deynta meydka marxuumka ayaa waxaa xaqiijiyey qareenka qoyska oo lagu magacaabo Abdiwahid Sh Osman Qalinle, oo sheegay in qoyska ay meydka la wareegeen.

VOA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON