Monday, June 23, 2025

Micheal Keating: “Sida sharciga waa in doorashadu dhacdaa Ogost aakhirkeeda” [DAAWO]

Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya

ay tahay inay dhacdo aakhirka bishan August, sida uu qorayo Dastuurka, basle ay tahay arrin u taallaa guddiga Doorashada dadban oo ka kooban inay ka shaqeeya waxyaabihii ka horeeyay doorashada.

Keating ayaa ku adkeystay in arrinta doorashada ay tahay arrimo farsamo la xiriira, balse nidaamka iyo qaabka Doorashada dadban ay u dhaceyso masuuliyadeeda ay leedahay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

“Kaalinta Q/Midoobay waa inay taageerto geedi socodka doorasho ay  Soomaalidu leedahay, Soomaaliduna maamuleyso, howsheenu waa bixinaa taageero farsamo iyo dhaqaale” ayaa yiri Mr. Keating oo sidoo kale sheegay in xiiliga doorashada ay dhaceyso looga fadhiyo Guddiga Fulinta Doorashooyinka.

DHINAC SARE KA  DAAWO VIDEO

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON