Sunday, June 22, 2025

Midowga Musharixiinta oo dalbaday isbedel degdega oo lagu sameeyo hoggaanka Hay’adda NISA

Midowga musharixiinta ayaa war kasoo saaray dilka Ikraan Tahliil Faarax ee ay shaacisay Hay’adda NISA, iyagoo tacsi diray qoyskeeda.

Musharixiinta ayaa dalbaday inuu Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble xilka qaado hoggaanka Hay’adda NISA, waxayna usoo jeediyeen qodobadda soo Socda:

1- In is bedel degdeg ah lagu sameeyo hoggaanka sare ee hey’adda Nabadsugida, si loo soo celiyo kalsoonida shacabka.

Ad

2- In loo saaro guddi caalami ah oo madax bannaan si looga gungaaro xaqiiqda kiiskan

3- In Hey’adda NISA loo magacaabo hoggaan kalsoonida shacabka hanan kara

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON