Monday, June 23, 2025

Mina Xasan Shibis oo ku guuleysatay Kursiga Baarlamaanka ee Aqalka Hoose

Doorashadii Aqalka hoose ee Baarlamaanka, magaalada Jowhar ayaa maanta lagu loolamay kursi ka mida kuwa ugu adkaa ee haweenka Beesha Abgaal.

Kursiga Galmaax Yoonis ayaa waxaa ku guuleysatay Dr. Mina Xasan Maxamed (Shibis) kadib iyadoo heshay codad gaaraya 27 wareegii ugu horeeyay ee doorashada, halka Bakiin Maaxi Macalin ay heshay 23 cod.

mina-guulWaxaa tartanka kula jira Bakiin Maaxi Macalin oo loolan adag dhex maray  Mina Xasan Shibis, waana kursigii ugu horeeyay ee Beesha Abgaal oo haween kaliya ay ku loolameen, iyadoo beelaha kale aysan weli soo dooran haween.

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON