Thursday, June 26, 2025

Mooshinkii xil ka qaadista Cali Cosoble oo loo gudbiyay Baarlamaanka Hirshabeelle [Akhriso]

Mooshinka xilka qaadista madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa loo gudbiyay guddoonka baarlamaanka Hirshabeelle.

Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka HirshabeelleCanab Axmed Ciise ayaa Xildhibaano waday mooshinka ka guddoontay, waxayna sheegtay inuu soo gaaray mooshinkan ay saxiixeen illaa 53 xildhibaan.

Mooshinka ka dhanka ah Cali C/llaahi Cosoble waxaa ku qoran eedo loo jeediyay Madaxweynaha Hirshabeelle Cosoble oo kal ah:

1- Inuu jebiyay qodobo ka mida dastuurka Hirshabeelle

2- Ku takri fal awoodeed

3- Xil gudasho la’aan joogto noqotay

4- Iska-hori maad beelaha dega Hirshabeelle

5- Shaqo xumo xukuumadda ah iyo la tashi la’aan labada gole.

 

AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON