Monday, June 23, 2025

Mukhtaar Roobow iyo 7 Musharax oo ku baaqay in dib loo dhigo Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed [Akhriso]

Musharaxiinta la magac Is-bedel doonka maamulka Koofur Galbeed ayaa ku baaqay in dib loo dhigo doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, iyagoo soo dhoweeyay is-casilaadda Shariif Xasan.

& Musharax oo uu ka mid yahay Mukhtaar Roobow Cali, ayna ku jiraan Maxamed Aaden Fargeeti, Aadan Saransoor iyo Yuusuf Macalin Baadiyow ayaa soo jeediyay in la qiimeeyo hakadka galay shaqada Guddiga Doorashada, isla markaana dib loo dhigo, si loo abuuro jawi doorasho ku dhici karto.

HOOS KA AKHRI QORAALKA

Ad

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON