Monday, June 23, 2025

Mukhtaar Roobow iyo Musharixiin kale oo Go’aano culus kasoo saaray Doorashada K/Galbeed [Akhriso]

Saddex ka mida musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay ka horjeedaan dib u dhigista markii saddexaad lagu sameeyay xilligii Doorashada.

Musharixiinta ay ka mid yihiin: Mukhtaar Roobow Cali, Aadan Maxamed Nuur (Saransoor) iyo Ibraahim Macalin Nuur ayaa sheegay inaan laga talogelin dib u dhigista Baarlamaanka, waxayna intaas ku dareen madax bannaanida Guddiga Doorashada oo faragelin kala kulma madaxda KMG ah ee Koonfur Galbeed.

Waxay dalbadeen in dib loo celiyo ciidamada dowladda Soomaaliya geysay magaalada Baydhaba, iyadoo xilliga la qabanayo doorashada ay dhici karto in dowladda federaalka ay si musuq ah doorashada ugu shubto musharaxeeda.

Ad

AKHRISO QORAALKA

No automatic alt text available.

Image may contain: text

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON