Monday, July 14, 2025

Muran & Gacan-ka-hadal ka dhacay Baarlamaanka Galmudug [Sawirrada xildhibaan ilkaha laga tuurayy]

Muran keenay gacan ka hadal ayaa maanta ka dhacay Baarlamaanka Galmudug oo kulan ku lahaa magaalada Cadaado.

Xildhibaanada Galmudug ayaa ku kala qeybsamay xilliga la qabanayo doorashada madaxweynaha maamulkaasi, iyadoo uu kulanka ka baxay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Xareed Cali Xareed.

Mid ka mida xildhibaanda maamulkaasi oo lagu magacaabo xildhibaan Maxamed Xasan Geele oo ahaa Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha Galmudug ayaa la jir dilay.

Xildhibaankan ayaa qeyb  ka ahaa doodii maanta ka dhacday Baarlamaanka Galmudug, iyadoo la dhigay isbitaalada magaalada Cadaado.

SAWIRRO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON