Monday, June 23, 2025

Musharax C/raxmaan C/shakuur oo soo Bandhigay Qorshihiisa Madaxweynenimo

Musharaxa xilka Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed ee uu doonayo inuu doorashada 2106 ku galo.

Qorshaha musharaxa ayaa loogu magac daray “ISKUTASHI”, waxaan uu sharaxaad ka bixiyay kulan ay ka qeyb galeen  siyaasiyiin, aqoonyahano, marti sharaf kala duwan.

Musharaxa ayaa sheegay in in haddii loo doorto xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo fulin doono Qorshe shan Agende ka kooban.

Ad

C/raxmaan C/shakuur oo hadda ah musharaxa ugu ololaha weyn inta isu soo sharaxday xilka madaxweynaha ayaa dad badan shaki ka qabaan inay dhab ka tahay musharaxnimadiisa oo xilligan uu awood badan geliyay.

abdirahman03

abdirahman01abdirahman02Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON