Tuesday, June 24, 2025

Musharax C/raxman Faroole oo beeniyay inuu codsi ciidamo u dirsaday AMISOM

Madaxweynihii hore ee Puntland oo ah musharixii ugu horeeyay ee shaaciya inuu u tartamayo xilka madaxaweynaha

Soomaaliya ayaa beeniyay warar laga baahiyay oo ku saabsan inuu AMISOM ka dalbaday ciidamo ammaankiisa suga inta uu joogo Muqdisho.

C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa sheegey inay ku jirto heshiiska doorashada inuu musharax waliba xaq u leeyahay in la sugo amaankiisa, doorashaduna ka dhacdo goob amni ah.

DHAGEYSO CODKA FAROOLE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON