Wednesday, July 9, 2025

Musharax Maxamed Farmaajo oo jab weyn kasoo gaaray wareegii koowaad ee Doorashada

Musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa jab weyn kasoo gaaray wareegii koowaad ee doorashada tartanma Madaxweynaha Soomaaliya oo uu raadinayey in dib loo doorto.

Farmaajo oo ahaa madaxweyne xilka ka degaya, lahaana awoodo badan ayaa kaalinta labaad dhaafi waayey, waxaana ka hormaray Musharax Siciid C/llaahi Deni.

Farmaajo wuxuu keenay codadka gaaraya 59 cod oo kaliya, iyadoo loo saadaalinayey inuu wareegga hoe gaari karo 100 cod iyo ka badan.

Waxaa la filayaa inuu wareega labaad ka baco, marka la fiiriyo jabka weyn ka qabsaday xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaank1 11-aad ee Federaalka Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON