Monday, July 14, 2025

Musharixiinta Mucaaradka iyo Rooble oo raaligelin ugu tegay Imaamka Beesha Muddulood (Sawirro)

Musharixiinta Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ayaa sallaan iyo raaligelin ugu tegay Imaamka Beelaha Mudullood Imaam Maxamed Yuusuf oo shalay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay Gaarigiisa ku rasaaseeyeen Muqdisho.

Dhammaan Musharixiinta ku sugan Muqdisho ayaa tegay Guriga Imaamka, iyagoo ka taaligeliyey tacadiigii ay kula kaceen ciidamada dowladda, waxayna sheegeen inaysan dowladda waqtigeedu dhammaaday aysan jirin cid ay dhoworyso.

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilka sii heysa Maxamed Xuseen Rooble ayaa isna sallaan iyo raaligelin ugu tegay Imaamka galabta, kadib markii wasiiro ka tirsan xukuumadiisa oo ay isku heyb yihiin uu ka cudurdaartay Imaamka inuu qaabilo.

Shilka shalay qabsaday Imaam Maxamed Yuusuf oo ay ku dhaawacmeen askari ilaalo u ahaa iyo nabadoon kale ayaa isu bedelay loolan siyaasdeed oo u dhaxeeya musharixiinta mucaaradka iyo madaxda dowladda.

May be an image of 4 people and people standing
May be an image of 1 person and standing
May be an image of 1 person and standing
May be an image of 9 people, people standing and indoor
May be an image of 1 person, sitting and indoor
May be an image of 2 people, people standing, people sitting and indoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON