Wednesday, December 2, 2020
More

    Rooble

    Maxaa kasoo baxay Shirkii Golaha Amniga Q/Midoobay ee Xaaladda Soomaaliya? (Akhriso)

    Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, shirkaasi oo ahaa mid Golaha Ammaanka xog lagaga siinayey hawlgallada Qaramada Midoobay...

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda oo si lama filaan ah xilkii looga qaaday iyo Wasiir cusub oo lagu dhawaaqay

    Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble si lama filaan ah xlkii uga qaaday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad. Qoraal kasoo baxay Xafiiska...

    Ra’iisal wasaaraha oo magacaabay xubnaha lagu darayo Guddiyada Doorashada Dowlad Goboleedyada (Akhriso)

    Ra'iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha lagu darayo Guddiyada maamulaya doorashada maamul Goboleeyada dalka. Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra'iisal wasaare...

    Ra’iisal Wasaare Rooble oo shaaciyey Liiska Guddiyada Doorashada Federaalka (Akhriso Magacyada)

    Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Guddiyada Doorashooyinka 2020/2021, kadib markii ay soo magacaabeen dowladda Federalka iyo Maamul Goboleedyada Dalaka. Guddiyadan ayaa kala ah: Guddiga Doorashada Heer...

    Wasiiradii Amniga iyo Arrimaha Gudaha oo xilalkii wareejiyey & Ra’iisal wasaare Rooble oo… (Sawirro)

    Wasiirada Amniga iyo Arimaha Gudaha xukuumadii hore ee Soomaaliya ayaa maanta xilalka ku wareejiyey wasiirada cusub ee loo magacaabay munaasabado uu goobjoog ka...

    Ra’iisal Wasaare Rooble oo magacii ka bedelay xilliga ‘Kala-guurka’ ee xukuumadiisu kusoo beegantay

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magaca ka bedeley waqtiga 'KALA GURKA' ah ee ay xukuumadiisa kusoo beegantay, iyadoo dalku doorasho gelayo mudaddii dowladda ee...

    Baarlamaanka oo Codka kalsoonida u qaadaya Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Rooble iyo xaaladda ka dhex jirta..?

    Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Berri kulan gaara yeelanaya, kaasoo codka kalsoonida loogu qaadayo Golaha Wasiirada iyo barnaamijka Xukuumadda Ra'iisal wasaare Maxamed...

    DEGDEG: Golaha Wasiirada cusub ee Xukuumadda Soomaaliya oo lagu dhawaaqayo

    Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqayo xubnaha cusub e Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya. Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa...

    Ra’iisal Wasaare Rooble maku guuleysan doonaa inuu iska bedelo Mahdi Guuleed..? (Dalab culus)

    Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo aan weli ku guuuleysan inuu soo dhiso Golihiisa Wasiirada ayaa dadaal ugu jira inuu bedelo ku-xigeenka Ra'iisal wasaarhii...

    Ra’iisal wasaare Rooble: “Jidadka qaar ayaa la furay, inta hartay waxaa lagu tijaabinayaa sida shacabka…”

    Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay xaflad loo qabtay furitaanka qaar ka mida wadooyinka Muqdisho oo xalay laga qaaday...

    Ra’iisal wasaaraha oo kormeeray Isbitaallo ku yaalla Muqdisho iyo Wadooyinka oo saacado u xirnaa (Sawirro)

    Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tegay qaar ka mida Isbitaallada Muqdisho xilli saacado loo xiray wadooyinka muhiimka ah...

    Ra’iisal wasaare Rooble oo booqday Qabriga Amiirkii Geeriyooday ee Dalka Kuwait (Daawo)

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku usgan dalka Kuwait ayaa booqday Qabriga Amiirkii dalkaasi e dhowaan geeriyooday Sheekh Sabaax Al-Axmad. Wuxuu...

    WARARKII MAANTA

    Haweeney ka mida Madaxdii ugu sareysay Tigreega oo isu dhiibtay Ciidamada Itoobiya

    Wararka laga helayo magaalada Makelle ee caasimada Gobolka Tigray ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Aqalka Federaalka Itoobiya ay isu dhiibtay dowladda Itoobiya. Sida ay...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo Madaxweyne Farmaajo uga digay inuu siyaasadda dibadda u adeegsado olole…

    Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo aaray go'aankii xukuumadda Soomaaliya hoos ugu dhigtay xiriirka xiriirka dalka Kenya, iyagoo sheegay inay walaac xoog...

    Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in 51 Alshabaab ah lagu dilay dagaalkii Bacaadweyn, Gobolka Mudug

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin kadib war kasoo saartay dagaalkii qasaaraha badan dhaliyey ee Alshabaab shalay ku qaadeen degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug. Qoraal kasoo...

    Guddiga muranka ka taagan yahay ee Doorashooyinka 2020/2021 Warkii ugu horeeyay soo saaray (Xubno ka maqan)

    Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee saxaafadeed oo warbaahinta dowladda...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo bilaabaya tallaabooyin cadaadis lagu saarayo Madaxweyne Farmaajo

    Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa wejigii labaad ee shirkooda xalay ka furmay magaalada Muqdisho, iyagoo raad-raac ku sameynayeen go’aanadii ay soo saareen iyo...

    Alshabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee Bacaadweyn (Sawirro)

    Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, iyadoo sheegtay inay askar...

    Diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo cilad qabsatay, kana laabatay Beledweyn

    Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo keentay inay dib ugu...

    Mahad Salaad oo eedeyn culus u jeediyey Madaxweyne Qoorqoor iyo Galmudug oo xaalad cusub galeysa..

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo sheegay inuu Muqdisho iyo Turkiga u dhaxeeyo...