Thursday, June 8, 2023

RW Rooble oo ka dhoofay Magaalada Muqdisho iyo Ujeedada Safarkiisa

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta ka dhoofay magaalada Muqdisho, isagoo kusii jeeda dalka Switzerland.

Wararka ayaa sheegaya kasoo baxay Xafiiska Ra’iial wasaaraha ayaa lagu sheegay in safarka Rooble uu qaadan doono hal maalin, isagoo Magaalada Geneva ee dalka Switzerland uga qeyb gali doona shir caalami ah oo ku saabsan abaaraha ba’an ee ka jira Geeska Afrika.

Shirkan ayaa waxaa ka qeybgeli doona Wafuud ka kala socda dalalka deeq bixiyaasha, waxaana la filayaa inuu Ra’iisul Wasaare Rooble ka jeedin doono khudbad ku saabsan xaaladda bini’aadannimo iyo abaaraha ba’an ee dalka ku dhuftay.

Ad

Safarka Ra’iisul Wasaaraha ayaa kusoo beegmaya xilli ay gabogabo mareyso Doorashada Dalka oo weli aan la xalin khilaafaadka ka jiray, siiba xildhibaannada laga soo doorto Gobolka Gedo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,966FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,966FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!