Saturday, June 28, 2025

MUUQAAL: Dhaarinta Golaha Wasiirada cusub

Xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa lagu dhaariyay xarunta Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii ay codka kalsoonida ka heshay, waxaana inta badan xubnaha Golaha wasiirada oo ku sugnaa Baarlamaanka dhaariyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ceydiid C/llaahi Ilakaxaf oo kadib dhaartoodii  u sheegay inay ogadeen inay Kitaabka Quraanka ku dhaarteen.

Muuqaalka dhaarinta Golaha wasiirada cusub hoose ka daawo

This slideshow requires JavaScript.

w009 w006 w002 w004 w003 w001 ansax

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON