Sunday, June 22, 2025

MUUSE SUUDI: “Waxaan u doodi doonaa xuquuqda Gobolka Banaadir, Xasan Sheekh-na ka yeeli meyno…” [DHAGEYSO]

Muuse Suudi Yalxow ayaa ka hadlay xuquuqda Gobolka Banaadir iyo maqaamka ka maqan ee keenay inuu xubno ku yeelan Aqalka Sare.

Muuse Suudi oo hadda ka mida senatoorada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Jowhar ka sheegay inuu u doodi doono xuquuqda gobolka Banaadir, wuxuuna Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu Gobolka Banaadir ku sheego  meel aan la kala lahayn.

museDHAGEYSO MUUSE SUUDI

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON