Monday, July 14, 2025

Muxaadaradii Sheekh Umal Berri ku qaban lahaa Garoon ku yaalla Muqdisho oo mar kale baaqatay

Waxaa mar kale baaqatay muxaarado diini ah oo la filayey inay berri ka dhacdo Garoonka Eng. Yariisow (Ex. Banaadir) ee magaalada Muqdisho, taasoo uu qaban lahaa Sheekh Maxamed Cabdi Umal.

Wasiirka Dhalinyarrada iyo Isboortiga Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa xaqiijisay inay baaqatay muxaadaradii Sheekh Umal ku qaban lahaa garoonka Yariisow, isla markaana aysan jirin muxaadaro berri ka dhaceysa halkaasi, iyadoo aan wax faahfaahin ka bixin,

Waxay sheegtay in wixii faahfaahin dheeraad ah ay ka hadli doonto Wasiirka Awqaafta iyo arrimaha Diinta xukuumadda Soomaaliya. Wararka qaar ayaa sheegaya in muxaadarada gebi ahaan la baajiyey kadib culeys ka yimid culimada darriiqooyinka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON