Thursday, June 26, 2025

Nabadoon Axmed Diiriye oo digniin kasoo saaray burbur ku yimaada Maamulka Galmudug [Dhageyso]

Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mida odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda Galmudug ayaa ka digay burbur ku yimaada maamulkaasi.

Wuxuu ugu baaqay madaxda Galmudug ee is khilaafsan inay inay  xaliyeen arrimaha dhex yaalla. Wareysi uu siiyay mid ka mida idaacadaha Muqdisho ayuu ku sheegay inay aad uga xun yihiin xaaladda ka jirta Cadaado.

Wuxuu soo jeediyay in si cadaalad ah loo dhex galo maamulkaasi oo xal loo helo, si looga badbaado dhibaato ku timaado maamulka Galmudug oo uu sheegay in dhibaato weyn laga soo maray, ayna ku mideysan yihiin 11 beelood oo dhistay maamulka.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON