Wednesday, June 25, 2025

Nabadoon caan ah oo caawa toogasho lagu dilay Magaalada Afgooye

Wararka laga helayo Gobolka Shabeellada hoose ayaa sheegaya in caawa  degmada Afgooye lagu dilay oday dhaqameed caan ah.

Nabadoonka  la dilay ayaa lagu Magacaabi jiray Nabadoon Duraan Axmed Cali, waxaana la sheegay in dabley Bistoolado ku hubeysan ay rasaas ku furtay xill uu ku sugnaa agagaarka masjid ku yaalla Xaafada Xaawa Taako ee Degmada Afgooye.

Dableyda dilka nabadoonka ka danbeysay ay dilka nabadoonka baxsatay, waxaana markaas kadib goobta gaaray ciidamada amniga degmada afgooye.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON