Sunday, June 22, 2025

Nabadoon Reer Puntland oo dadka Koonfurta Somaliya u qabtay inay 15 maalmood uga baxaan Puntland

Yaasiin Cabdisamad Cumar oo ka mida isimada degaanada Puntland ayaa dalbaday inay dadka kasoo jeeda Koonfurta Soomaaliya uga baxaan mudo 15 maalmood ah, isagoo dusha u saaray inay mas’uul ka yihiin amaandarrada.

Isimkan oo ka soo jeeda Gobolka gobolka Mudug ayaa hadal aan looga baran odayaasha dhaqanka Soomaalida ku sheegayin falal amni xumo iyo qaraxyada Gaalkacyo ka dhacay dadkii ka dambeeyay ay noqdeen reer Koonfureed.

“Waxaan leeyahay dadkaa reer Koonfureedka iyagoo nabad qaba degaanadoodii haku noqdeen, ugu yaraan muddo 15 casho ah in la siiyo dadkaasi, kii aan guuri karin gacan hala siiyo, kii hanti heysta hantidiisa ha raro, hana ku laabteen degaanadooda..” ayuu yiri nabaddoonka oo sheegay in amniga Puntland uu yahay muqadas.

Ad

DHAGEYSO 

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON