Thursday, July 17, 2025

DHAGEYSO: Nabadoon Xaad oo warkii ugu kululaa ka soo saaray dagaalka lagula jiro dadka Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Odayaasha beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa sheegay inay ka dhammaatay rajadii ay ka qabeen in Gobolka Banaadir xubno metela ku yeesho Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya

, ayna hadda ku talo jiraan inay qaadaan tallaabo la maqli doono maalmaha soo socda.

Nabadoon Xaad ayaa si kulul uga hadlay xaalada doorashada iyo dhismaha Aqalka sare ayaa sheegay inaysan wax wanaagan ka fileynin madaxda Madasha oo dagaal kula jira dadka Muqdisho, wuxuuna intaas ku daray in caasimadnimada aan loo ogoleyn Muqdisho ay keentay arrintan.

DHAGEYSO NABADOON XAAD

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON