Waxaa lagu dhawaaqay natiijada Doorashadii Golaha degaanka Caasimadda Hargeys, iyadoo ay xisbiyada isku dhowaayeen.
Natiijada ayaa noqotay in xisbiga Waddani uu helo 7 Cod, halka xisbiga Kulmiye uu helay 6 Cod, waxaana Xisbiga UCID uu helay 4 cod.
Sida loogu kala guuleysatay iyo xubnaha kusoo baxay ayaa kala ah:
Waddani
1. C/kariin Axmed Mooge wuxuu noqday qofka ugu codka badan, isagoo helay 26-kun, wuxuuna noqday taariikhda ninkii ugu coadka badnaa.
2. Yaasiin Cumar Yare .
3 . Ismaaciil Aadan Sheekh
4 Faysal Cabdiraxmaan
5. Cabdi Maxamed Faarax Wiiwaa
6 Mawliid Maxamed Giire
7. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Maxamed.
Kulmiye
1. Aadan Jaamac Mideeye
2. Siciid Jaamac Cali
3. Cabdiraxmaan Soltelco.
4. Jamaal Cismaan Cabdilo
5. Axmed Juxa
6. Maxamed Abiib Siikaawi.
Ucid
1.Xuseen Ibraahim Xasna Ismaacil
2. Siciid Cudhay .
3. Cabdikariin Xasan Cabdi Garas
4. Khadar Axmed Cumar Yuusuf