Tuesday, June 24, 2025

Natiijada imitixaanka fasallada 8-aad ee Puntland oo la shaaciyay

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka fasalka 8aad ee Dugsiyada dhexe, iyadoo shir jaraa’id oo magaalada Garowe uu ku qabtay Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta-sare Puntland Abshir Yuusuf Ciise.

Dr. Abshir Yuusuf Ciise ayaa sheegey in sixida Imtixaanku bilaabmatey bishii July ayna dhamaatay 6-da bishii August ee sanadkaan, waxayna dhan yihiin guud ahaan ardeyda sanad dugsiyeedkan u fariistey imtixaanka fasalka 8aad 7,821 (Todobo kun , Sideed boqol iyo Kow iyo Labaatan ) Ardey , Waxaana ka qeyb qaatey sixida Imtixaankooda 120 macalin.

HOOS KA AKHRISO NATIIJADA

Natiijo_Imtixaan_Puntland

Natiijo_Imtixaan_Puntland2

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON