Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Jowhar uga dhawaaqday natiijada Imtixaankii fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare ee koonfurta Soomaaliya, sanad dugsiyeedka 2025/2025.
Waxaa Imtixaanka oo lagu qabtay Afar maamul Goboleed iyo Gobolka Banaadir, iyadoo ay u fariisateen arday gaareysa 39,397 Arday. Waxaa imtixaanka guud ahaan ku dhacay oo haray 5757 arday; halka ay gudbeen 32714 arday.
Waxaa kaalinta koowaad gashay Caa’isha Aadan Ugaas Xirsi, waxayna dhiganeysay Dugsiga SOS ee Gobolka Banaadir waxayna heshay celcelis ahaan heshay 91.99%

Tobanka Araday ee ugu sareysay imtixaanka ayaa kala ah:
HALKAN KA FIIRSO NATIIJADA ARDAY KASTA

