Monday, July 14, 2025

Nimca Dareen oo hees dareen xambaarsan u soo dirtay Magaalada Muqdisho

Nimca Dareen oo hees dareen xambaarsan u soo dirtay Magaalada Muqdisho.

Heestan oo qeyb kooban oo Banaadir quseysa ay soo dhigtay bateeda Facebook ayaa ah duco ku socota dadka Muqdisho, waxaana ay ku soo beegtay kadib qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdish9.

Dhinaca sare ka daawo Video

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON