Tuesday, June 24, 2025

Nin la dhashay Taliyaha NISA oo ku guuleystay kursiga Aqalka hoose ee Baarlamaanka [SAWIRRO]

Waxaa magaalada Cadaado maanta ka dhacday doorasho loo qabtay hal kursi oo muran ka taagnaa.

Kursigan ayaa ahaa kii labaad ee jufada Habar-ceyno/Murusade, waxaana ku tartamayay afar musharax, iyadoo Guddiga doorashada uu sheegay in la joojiyay muran ka taagan ergada darteed, balse saaka ayaa la sheegay in lagu kala baxay.cqaadir-gaafow

Nin la dhashay taliyaha NISA oo qurbejoog ah laguna magacaabo C/qaadir Gaafow Maxamuud ayaa helay 48 cod oo gacan taag ah, markii la waayay musharixii ugu cuslaa ee tartanka kula jiray oo ahaa wasiirka howlaha guud ee Galmudug Maxamed Maxamuud Guure, waxaana la sheegay inay tanaasuleen musharixiintii kale C/qaadir Shoobaay iyo C/qaadir Caraale.

gafa_2gafa_3gafa_4gafa_5gafa_6gafa_12gafa_13Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON