Monday, July 7, 2025

Nin Qarax weyn ka fuliyay Magaalada Muqdisho oo saaka toogasho lagu fuliyay

Magaalada Muqdisho ayaa saaka lagu toogtay nin soo abaabulay weerar qarax ahaa oo laga fuliyay suuqa beerta, degmada Waaberi, magaalada Muqdisho.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dilkan ku fulisay Xarunta Gen. Kaahiye ee booliska, iyadoo ay fuliyeen koox ciidamo ah oo toogtay  C/qaadir Cabdi Xasan oo ahaa Ninkii waday Gaarigii lagu qarxiyay Suuqa Beerta 27-kii November 2016.

Ninkan oo dil suge ahaa ayaa hore maxkamadda Ciidamada qalabka sida dil  ugu xukuntay, waxaana la ogyahay in qaraxa ay ku dhinteen 30 qof iyo dhaawac ka badan 50 kale.

Fulinta xukunnada toogashada ah ay dardar ku socda intii uu xukunta qabtay madaxweyne Farmaajo, waxaana ilaa iminka la toogtay dil sugeyaal gaaraya 8 qof.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON