Tuesday, June 24, 2025

Nin Soomaali ah oo Meydkiisa laga helay Magaalada Ottawa oo Dalka Canada {Warbixin}

Wararka laga helayo dalka Canada ayaa sheegaya in Wiil Soomaali ah lagu dilay Magaalada Ottawa ee Dalkaasi, kadib weerar ay ku qaadeen koox aan la garaneyn.

Meydka wiilkan ayaa laag helay isagoo ku dhex jira Gaari la dhigay goob baabuurta la dhigo halka loo yaqaan Northview Road, oo u dhow isgoyska Baseline iyo Merivale roads, sida ay sheegeen Booliska magaalada Ottawa, waxaana wiilka la dilay magaciisa lagu sheegay Cigaal Daa’uud oo  da’diisa lagu qiyaasay 30 ano jir ah.

Boolisku ayaa sheegay in Meydka ninkan uu goobta yaallay in ka badan 24 saacadood.  Laanta Dembi Baarista ee Magaalada Ottawa ayaa sheegtay in baaritaan lagu hayo kiiska dilka wiilka Soomaaliga ah.

Dilalka Soomaalida ayaa joogto ka noqday dalka Canada oo ka mida dalalka sida weyn loogu ugaarsado dhalinyarada Soomaalida ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON