Somali
Bulshada
Dalalka Islaamka & Soomaali badan oo maanta Ciidaya (Dalalka hormaray & kuwa harsan)
Dhamaan dalalka Muslimka ah, marka laga reebo laba dal iyo Soomaalida inteeda badan ayaa maanta 24-ka May 2020 laga ciiday iyadoo inta badan ay...
Federaalka
Maxkamadda ICJ oo markii saddexaad dib u dhigtay Dacwadii Badda ee Somalia & Kenya
Maxkamadda Cadaalladda Caalamiga ah ee ICJ ayaa mar kale dib u dhigta dhageysiga Dacwadda Xuduudka Badda ee Somaliya iyo Kenya.
War kasoo baxay Maxkamadda (International...
Caalamka
Dowladda Norway oo Soomaali gaareysa 1400 Qof siineysa Sharciyadii hore looga xayiray
Dowladda Norway ayaa ogolaatay inay sharci deganaansho siiso Soomaali gaareysa 1400 qof oo isugu jira dad waaweyn iyo caruur.
Dadkan oo Norway tegay sanadihii 2012...
Somali
Dowladda Somalia oo lagu cadaadinayo inay qaadato Soomaali ku xayiran dalka Turkiga & Cabsi laga qabo..
Dowladda Turkiga ayaa ku cadaadineysa xukuumadda Soomaaliya inay qaadato dad Soomaaiyeed oo ku xayiran dalka Garoomada dalka Turkiga.
Arrintan ayaa waxaa xalay shir Khadka Internet-ka...
Caalamka
Haweeney dhalinyaro Soomaali ah oo loo magacaabay Wasiir ka tirsan Xukuumadda Itoobiya.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa haweeney Soomali oo dhalinyarro ah u markiiinay wasiir ka noqoto xukuumadda Dowladda Federaalka Itoobiya.
Wasiirka Haweenka, Carruurta iyo Dhalinyarrada...
Federaalka
Dowladda Somalia oo shaacisay inay bixineyso Shatiyadii ugu horeeyay ee Shidaal laga soo saarayo Soomaaliya
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay bixineyso bisha Disembar 2019 shatiyadii ugu horeeyay ee baarista iyo soo saarista Shidaalka iyo Gaas-ka Soomaaliya oo hore...
Puntland
War fiican oo kusoo kordhay Duufaantii laga cabsi qabay inay ka dhacdo degaano ka tirsan Puntland & Somaliland
Sida ay sheegeyso saadaasha ay sameeyeen ee cimilada waxaa hoos u dhacday halistii laga digay duufaan iyo roobab dabeylo wata inay ku dhuftaan degaano...
Caalamka
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika oo War Cusub kasoo saaray weerarkii Balidoogle “Waxaan duqeyn ku dilnay..”
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa War cusub kasoo saaray weerarkii Alshabaab ku qaaday maanta Saldhigga ciidamada Mareykanka iyo Kumaandooska Soomaaliya ee Balidoogle.
Qoraal...
Federaalka
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo kulan la yeeshay Mas’uuliyiin ka tirsan Dalka Turkiga. [Sawirro]
Wafti uu hoggaaminayay wasiirka Ganacsiga iyoWarshadaha xukuumadda federaalka Somalia, Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa magaalada Izmir ee dalka Turkiga kula kulmay dhigiisa dalkaasi haweeneyda...
Somali News
King Salman Sends Letters to Presidents of Somalia, Djibouti
Custodian of the Two Holy Mosques King Salman bin Abdulaziz sent on Friday written messages to the presidents of Somalia and Djibouti, reported...
Caalamka
Soomaaliya oo Dib u soo ceshatay Xubinnimadii Midowga Boostada Adduunka (UPU)
Soomaaliya ayaa dib u soo ceshatay xubinnimadii Midowga Boostada Adduunka (Universal Postal Union -UPU), waxaana laga qaaday xayiraad saarneyd Boostada Soomaaliya muddo 30 sano...
Somali News
Al Shabaab attacks Somali government building in Mogadishu, at least nine dead
Somalia’s al Shabaab stormed a government building on Saturday, detonating a suicide car bomb in the heart of the capital Mogadishu with at...