Tuesday, June 24, 2025

Nin Soomaali ah oo xaaskiisa oo uur leh ku dilay Ingiriiska oo Maxkamad la soo taagay

Nin Soomaali ah oo lagu magacaabo C/Rashiid Qadar ayaa lasoo weriyay in uu Xaaskiisa oo Uur leh ku dilay Dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada Bristol 26 kii July  ee sanadkii hore 2015.

Haweeneyda oo lagu magacaabo Amaal Cabdi oo iyadana Soomaali ah ayaa la sheegay inay ka dalbatay in uu furo kadib markii ay u sheegtay in aysan rabin, lana sii noolaan karin, muranka arrintaasi ka dhashayna wuxuu keenay inuu Mindi dhowr jeer qoorta uga dhufto, sidaasina ay ku dhiig baxdo, kuma dhimato.

Ninka ayaa Xaaskiiska Mindi gaga dhuftay qoorta, waxayna u dhimatay dhaawaca ka soo gaaray Tooreyda uu seygeeda meesha halista ah ka geliyay. Khadar, oo 22 jir ah ayaa Booliska wacay, isagoo u sheegay inuu u hayo xaalad degdeg ah markii ay tageenna halkaa ugu tageen xaaskiisa o dhex jirta dhiig fara badan. Khadar ayaa Booliska ka dalbay inay isna dilaan ama xiraan.

Maxkamadda Magaalada Bristol ayaaa bilowday dacwada Khadar  loo heyto ee dilka xaaskiisa oo uur lahayd. Maxkamadda ayaa dadka degaanka ka soo xigatay in C/Rashiid inta uusan falkaasi ku dhaqaaqin uu qof ka mid ah dadka Magaalada Bristol u sheegay in uu doonayo in uu qof dilo, waliba u sii raaciyay in ay xaaskiisa tahay.

FILE PHOTO - Police vehicles outside of Longlands House in the Barton Hill area of Bristol. See SWNS story SWSTAB; A pregnant woman was knifed to death by her immigrant husband after she told him: "I don't want you any more," a court heard. Amal Abdi, 21, was strangled, repeatedly stabbed and bitten in the ferocious attack by Somalian Abdirashid Khadar, it is alleged. Khadar, 22, left the expectant mum curled in a pool of blood before dialling 999 and telling police: "I've got something to show you," a jury was told. In a thick accent, he allegedly told the operator: "I'm kill someone. I'm kill my wife." Officers found Amal in the living room of the flat she shared with Khadar in Barton Hill, Bristol with gaping wounds to her neck.
Her husband, Abdirashid Khadar, 22, allegedly left the pregnant mum curled in a pool of blood before dialling 999 and telling police: ‘I’ve got something to show you’. (Picture: SWNS)

C/rashiid waxaa uu Maxkamadda ka hor sheegay in markii uu tagay Ingiriiska ay xaaskiisa  ay ku qeylisay sidoo kalena dharbaaxday,waxaana uu sheegay inuu wax badan u dul qaadanayay laakiin waxaa uu sheegay in uu dulqaadkii ka dhamaaday.Wuxuu qirsan yahay inuu dil ku kacay, balse wuxuu diiday inuu si ula kac ah u gowracay xaaskiisa.

FILE PHOTO - Police vehicles outside of Longlands House in the Barton Hill area of Bristol. See SWNS story SWSTAB; A pregnant woman was knifed to death by her immigrant husband after she told him: "I don't want you any more," a court heard. Amal Abdi, 21, was strangled, repeatedly stabbed and bitten in the ferocious attack by Somalian Abdirashid Khadar, it is alleged. Khadar, 22, left the expectant mum curled in a pool of blood before dialling 999 and telling police: "I've got something to show you," a jury was told. In a thick accent, he allegedly told the operator: "I'm kill someone. I'm kill my wife." Officers found Amal in the living room of the flat she shared with Khadar in Barton Hill, Bristol with gaping wounds to her neck.
Police found Amal in the living room of the flat she shared with Khadar in Barton Hill, Bristol with gaping wounds to her neck (Picture: SWNS)The couple were both from Somalia and married in 2010, with Mrs Abdi moving to the UK and settling in Bristol, but Khadar did not join her.

Isha: Metro Uk.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON