Saturday, June 28, 2025

Ninkii ku caan baxay: AR FARMAAJO II GEEYA: oo Muqdisho loo keenay la kulanka Madaxweynaha

Nin baraha bulshada ku qabsaday isagoo habeenkii la doortay madaxweyne Farmaajo bannaanbax u soo baxay isagoo leh: AR FARMAAJO II GEEYA.. ayaa la keenay magaalada Muqdisho iyadoo la filayo inuu la kulmo madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Magaciisu waa Cabdullaahi Cismaan (Daanyeero), waa nin muuqaalkiisu iyo magaciisuba la maqlay habeenkii guusha Farmaajo. Cabdullaahi oo farxad darteed u soo baxay inuu taageero Madaxaweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Isagoo hor ordaya dhallinyaro reer Jawhar ah oo ka qaybqaadnayay bannaanbaxa iyo dabbaaldegga guushaas ayuu Cabdullaahi ku dhawaaqayay” AR II GEERYA FARMAAJO II GEEYA”. Erayadaas waxay noqdee kuwo markiiba qaatay oo ku faafay baraha bulshada iyo TVyada qaarkood.

Cabdullaahi  wuxuu ka mid yahay dad barakacayaal ah oo hore u ahaa beeraleey, wuxuuna aad u jecelyahay iney kullmaan isaga iyo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya si uu ugu sheegto cabashadiisa iyo dhibaatooyinka haysta barakacayaasha, waxaana hadda muuqata inay arrintasi u suuragashay.

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA LA DUUBAY EE CAAN BAXAY

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON