Monday, June 23, 2025

Ninkii ku caan baxay ‘Idaacadda Wareegta’ oo Muqdisho loogu soo bandhigay Shabaabnimo [Sawirro]

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo bandhigay nin caan ku ahaa majaajiladda oo ku magac dheeraa ‘Idaacadda Wareegta”.

Ninkan oo lagu magacaabo Maxamed Nuur, kuna magac dheeraa Idaacadda Wareegta, wuxuuna ka mid ahaa dad lagu soo eedeeyay inay waraaqo halis ku ah ammaanka Muqdisho ku daadin jiray magaalada Muqdisho.

Waraaqahaas ayaa ka mida kuwa loo waday magaalada Gaalkacyo, iyadoo ay ka howgleli jireen madbacad lagu magacaabo INNAA FATAX oo ku taalla magaalada Muqdisho.

Ad

Maxamed Nuur ‘Idaacadda Wareegta” ayaa sheega inuusan isagu aqoon far-soomaaliga, isla markaana lagu khiyaameyay waraaqahaasi oo kaliya uu qeybin jiray.

SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON