Wednesday, June 25, 2025

NISA oo magaalada Muqdisho ku xirtay Agaasime Hay’ad cilmi baaris iyo shaqaalaheedii

Ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA ayaa xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Xarunta Cilmi Baarista iyo Daraasaadka ee magaalada Muqdisho C/wahaab Cali Muumin iyo qaar ka mid ah Shaqaalaha Xaruntaasi oo ay kasoo qabqabteen xarunta.

Xariga  Guddoomiye C/wahaab Cali Muumin iyo shan ka mida shaqaalaha Xarunta Cilmi Baarista iyo Daraasaadka ee magaalada Muqdisho ayaan la ogeyn waxa sababay iyo dacwadda loo heysto, iyadoo laga war helay ciidamada NISA oo goobta la wareegay.

Muddooyinkan danbe waxaa isa soo tarayay adeegsida Hay’adda NISA loo adeegsanayo dadka shacabka ah, siyaasiyiinta, Hoteelada iyo xarumaha fekerka. Mana jiro wax  war ah oo ka soo baxay hay’adaha ammaanka dalka.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON