Sunday, July 13, 2025

Odayaal iyo Siyaasiyiin Beledweyne uga dhawaaqay dhismaha Maamul Goboleed cusub

Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan  ayaa sheegaya in lagu dhawaaqay dhismaha  maamul goboleed uu yeesho Gobolka Hiiraan.

Shir ka dhacay magaalada oo ay ka qeyb galeen odayaal dhaqameed iyo siyaasiyiin ku sugan yihiin magaalada, waxaana goobjoog ka ahaa guddoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Ugaas Xasan Ugaas Khaliif iyo xubno kale.

ugaas-xasan-oo-hogaaminaya-kacdoon-ka-dhan-ah-dowladda-xasan-sheekhWaxaa shirka looga dhawaaqay in maamulka Hiiraan uu maalmaha soo socda ku dhawaaqayo maamul goboleed u gaara. Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa sheegay in Dastuurka Maamulka Hiiraan uu diyaar yahay.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Dabageed ayaa isna shirka ka sheegay in Hiiraan ay isku tashaneyso mar haddii laga talogelin waayay shirka Jowhar laga wado sida uu yiri.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON