Thursday, June 26, 2025

Odayaasha Beesha Waceysle oo Dacwad u qoray Guddiga Doorashooyinka Dadban [Akhriso Qoraal]

Waxgarad iyo odayaasha beesha Waceysle ayaa ka hor yimid Odayaasha Beeshaasi ka mid ee ku jira 135 oday ee dhaqanka u qaabilsan Doorashada 2016.

Dhinaca kale  qoraal ay ku saxiixan yihiin 27 xubnood ayaa looga hor yimid qaabka ay ergada beesha  Waceysle u maamulayaan laba oday ee kala ah: Maxamed Cabdi Shido iyo Ciise Macalin, waxayna dacwad u direen Guddiga Doorashooyinka iyo guddiga kale ee xalinta khilaafaadka.

waceyslewaceyslaHOOS KA AKHRISO QORAALKA

img118

img124

img125

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON