Wednesday, July 2, 2025

Odayaasha labada dhinac oo Heshiis ka gaaray colaadda Magaalada Gaalkacyo

Odayaal ka kala socda kasoo kala jeeda Galmudug iyo Puntland ayaa wadaxaajood ay maanta isugu yimaadeen ku gaaray heshiis ku saabsan colaadda Magaalada Gaalkacyo.

Odayaashan ayaa isugu yimid suuqa magaalada Gaalkacyo, kadib markii ay labada maamul ku guuleysan waayeen inay wax tallaabo qaadaan si xiisada colaadeed xal loogu helo.

Odayaasha ayaa heshiis ku gaaray saddex qodob oo kala ah:

1- Xabbad Joojin ka dhaqan gasha magaalada Gaalkacyo.
2- In la kala qaado ciidmada labada dhinac.
3- In wadahadal rasmi ah laga galo arrinta Gaalkacyo

Heshiiskii hore ay u kala saxiixdeen labada madaxweyne ee Puntland iyo Galmudug ayaa dhaqan geli waayay markii la gaaray qodobka saddexaad.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON