Monday, July 14, 2025

Orodyahan Somali-Mareykan ah si la yaab leh ugu gudbay Fiinaalka tartanka 5000 Mitir [IAAF go’aan gaartay]

War farxad ah ayaa u soo yeeray Mareykanka, Orodyahanka Soomaaliga asalkiisu yahay ee reer Minnesota Hassan Maed iyo Soomaalida kadib markii xiriirka adduunka ee ciyaaraha fudud uu sheegay in orodyahanka uu u soo gudbay Fiinaalka tartanka 5000 Mitir.

Go’aankan ayaa ka dambeeyay markii  dacwad ay gudbiyeen kooxda Mareykanka iyo orodyahanka, taasoo keentay in dib loo daawado Video-ga orodkii shalay shalay galabtii xilliga Muqdisho, waxaana xiriirka adduunka ciyaaraha fudud IAAF uu qaatay go’aan ah in Hassan Maed oo safto kulanka fiinaalka ee ciyaartaasi oo sidoo kale uu safan doono Orodyahanka reer Britain ee asalkiisu yahay Soomaaliga Mo Farah.

Hassan Maed ayaa kufay intii uu socday tartankii Orodka 5000 mitir ee shalay wuxuuna sigay oo isna dhici gaaray Mo Farah, laakiin waxaa la yaab kale noqotay in labadaba ay hadda fiinaalka safanayaan oo ay soo wada baxeen.

DAAWO SIDII UU U DHACAY HASSAN MAED

Mo Farah1

Mo Farah2

GO’AANKA IAAF

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON