Tuesday, June 24, 2025

Prof. Jawaari oo si rasmi ah ugu dhawaaqay musharaxnimadiisa & halis soo wajahday Shariif Xasan

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka.

Jawaari ayaa caddeeyay inuu markii labaad u tartamayo xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka oo loo saadaalinayo inuu ku guuleysan karo, marka la eego musharixiinta u sharxan xilka.

Tallaabadan ayaa halis siyaasadeed ku ah madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo u sharxan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana laga cabsi qabaa in doorashadii 2012 uu ku fashilmi doono.

Guddoomiyaha hore ee Baarlamaanka ayaa taageero ka heysta qeyb ka mida musharixiinta madaxweynaha ee ugu cadcad sida Xasan Sheekh iyo Cumar C/rashiid, inkastoo aanay dhexdooda heshiis ahayn.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON