Prof. C/risaaq Cusmaan Cali Jurille ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka Doorashada Guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare.
Wareegii koowaad ee Doorashada ayuu helay codad dhan 6, taasoo keentay inuu ku dhawaaqo ka harista tartanka.
Wuxuu u sheegay xildhibaanda Aqalka sare inay og yihiin halka uu la jiro, sidaasina uu doonayo inuu uga haro tartanka, waxaana isugu haray wareega labaad musharixiinta kala ah:
Abshir Maxamed Maxamuud. = 17
Cabdi Axmed Dhuxulow. = 14
Maxamuud Axmed Maxamuud. = 11
LA SOCO NATIIJADA
GOOBJOOGE.COM