Sunday, July 6, 2025

Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari maka badbaadi doonaa shirqoolka Shariif Xasan..?

Waxaa magaalada Baydhaba ka bilowday doorashada aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Doorashada ayaa lagu bilaabaykursiga jufada Bahoraad oo ka mid ah Beesha Eelaay, waxaana ku loolamaya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo C/rahmaan Sheekh Ibraahin.

jawaariTartanka ayaa lasheegay inuu yahay mid adag, waxaana musharaxa la tartamaya guddoomiye Jawaari uu taageero ka heystaa madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo olole ugu jira in Prof. Jawaari  laga adkaado.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON